Axmed Madoobe oo Abaabul dagaal bilaabay xili labo culees uu saaran yahay

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ka bilaabay abaabul dagaal ka dhan ah dagaalyahanada Al Shabaab. Axmed Madoobe oo gaaray Dhoobley ayaa kulamo xasaasi ah la leh saraakiisha hogaamisa ciidamada Jubbaland, waxa uuna Axmed Madoobe saraakiisha ciidamada kala hadlayaa sidii loo bilaabi lahaa howlgalo ka dhan … Continue reading Axmed Madoobe oo Abaabul dagaal bilaabay xili labo culees uu saaran yahay